caabaq
(m.l)ld caabuq¹. caabuq
caabaq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)ld caabuq³. caabuq
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caabaq ↴
caabaqid [m.dh]
ld caabuqid. caabuqid
caabuq [m.l]
1. Hurgumidda meel dhaawac ah;
fasas. 2. C. ah: nafley xoog lahayd oo jirro, nafaqo darro awgeed la tabar darreysay. ld caabaq¹. caabaq, fasas
caabuqid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caabuq³. ld caabaqid. caabuq, caabaqid
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg