caaci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Ugaar dabin loo dhigay dhankiisa u eryid iyadoo qaylo iyo sawaxan la samaynayo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caaci ↴
caacid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caac. caac
caacin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caaci. caaci
geelcaacis [m.dh]
Farabbadan; dhurtaxany.
goocaacid [m.f.dh]
eeg goocaac.
shucaacid [m.f.dh]
eeg shucaac².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg