caadinnimo
(m.dh)

Caadi ahaansho (wax).

caadinnimo
(m.dh) (kiim.)

Tirada garaam-isudhigan ee ku jirta hal disimitir oo saddex jibbaaran (Idm3=IL) oo milan ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caadinnimo

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg