caafimaadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Nafley caafimaad siin (Ilaah).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caafimaadi ↴
caafimaadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caafimaad². caafimaad
caafimaadin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caafimaadi. caafimaadi
bogsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Wax buka caafimaadin.
shaafi [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
1. Cid bugtey caafimaadin (Eebbe). 2. Ka sh.: cid arrin ka bogsiin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg