caafimaadqabid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg caafimaadqab². ld caafimaadqab¹. caafimaadqab

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caafimaadqabid

caafimaadqab [m.l]
Xaalad caafimaad leh oo nafley ku sugnaato. ld caafimaadqabid. caafimaadqabid

caafimaadqab [m.l]
Xaalad caafimaad leh oo nafley ku sugnaato. ld caafimaadqabid.

caafimaadqab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Xaalad cafimaad ku sugnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg