caafimaadsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax caafimaad leh ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caafimaadsan

caafimaadsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caafimaadsan. ld caafimaadsanaansho. caafimaadsan, caafimaadsanaansho

caafimaadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld caafimaad-sanaan. caafimaad-sanaan

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg