caajisad
(m.dh) (-do, m.l)

Haweenay wahsi iyo hawl nacayb badan. ld cajisad. cajisad

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caajisad

cajisad [m.dh]
ld caajisad.

caajis [m.l] (-siin/-syo, m.dh)
1. Firfircooni la'aan; wahsi; daal. 2. C. ah: qof hawl nacayb, wahsi badan. ld cajis¹.

caajis [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Hawl qaban waayid; ka wahsasho; daal iyo cagajiid wax ku qabasho bilaabid; soo tabaryarayn. ld cajis².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg