caajisan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Qof caajis ah noqosho. ld cajisan. cajisan

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caajisan

caajisnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caajisan. ld caajisnaansho, cajisnaan, cajisnaansho. caajisan, caajisnaansho, cajisnaan, cajisnaansho

cajisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld caajisan.

caajis [m.l] (-siin/-syo, m.dh)
1. Firfircooni la'aan; wahsi; daal. 2. C. ah: qof hawl nacayb, wahsi badan. ld cajis¹.

caajis [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Hawl qaban waayid; ka wahsasho; daal iyo cagajiid wax ku qabasho bilaabid; soo tabaryarayn. ld cajis².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg