caajisnimo
(m.dh)

Caajis ahaansho. ld cajisnimo. cajisnimo

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caajisnimo

baraaq [m.l] (-qyo, m.dh)
Fadhi caajisnimo ku jirto oo in muddo ah si macnala'aan ah meel loo fadhiyo.

barraahso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
In muddo ah si caajisnimo ku jirto oo macno la'aan ah meel u fadhiisasho. ld barraaqso.

boor-kamakacdo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Haween isku darsatay caajisnimo iyo baalinnimo.

cajisnimo [m.dh]
ld caajisnimo.

wahso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Hawl caajisnimo darteed la qaban waayid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg