caalan
(m.l)

Dunida iyo waxa ku nool oo dhan. ld caalam.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caalan

caalam [m.l]
ld caalan. caalan

caal [m.l]
Cudur lo'da, idaha ka barariya caloosha oo uu keeno gooryaan caloosha kaga dhashay.

caal [m.dh] (-lyo, m.l)
Harag dheer, balaqsan oo lo'da luqunteeda dhinaca hoose ka laallaada.

caal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
Lo' ama ido cudur caloosha ka barariya ku dhicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg