caalgab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

Ka c.: Karti iyo awood wax lagu qabto waayid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caalgab

caalgabid [m.f.dh]
eeg caalgab.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg