caalin
(m.l)

(culimmo/culummo, m.dh) 1. Qof aqoon badan u leh cilmiga. 2. Qof muslin ah oo diinta Islaanka aqoon sare u leh.

caalin
(m.f.dh)

eeg caali.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caalin

caalim [m.l] (-miin, m.dh)
ld caalin¹.

culimmo [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
Dad diinta Islaanka wax ka yaqaan, eeg caalin.

culummo [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg caalin.

mufti [m.l] (-iyaal/-iyo, m.dh)
(dii.) Caalin weyn oo arrimaha diinta Islaamka laga wareysto.

caal [m.l]
Cudur lo'da, idaha ka barariya caloosha oo uu keeno gooryaan caloosha kaga dhashay.

caal [m.dh] (-lyo, m.l)
Harag dheer, balaqsan oo lo'da luqunteeda dhinaca hoose ka laallaada.

caal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
Lo' ama ido cudur caloosha ka barariya ku dhicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg