caallir
(m.l)

Hurgumidda meel dhaawac ah; fasas; caabuq. ld caallirid.

caallir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Meel dhaawac ah hurgumid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caallir

xalxal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Nabar caalliray barar iyo biyo yeelasho.

caallirid [m.f.dh]
eeg caallir². ld caallir¹.

caallirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Meel dhaawac ah wax caallir ah ahaansho.

caallirsanaan [m.f.dh]
eeg caallirsan. ld caallirsanaansho.

caallirsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld caallirsanaan.

cadho [m.dh]
(daaw.) Caallir maqaarka oo uu keeno “sarcoptes scabiei”. Cadhadu waxay caan ku tahay cuncun badan weliba habeenkii, finan cascas, iyo aalaba caallir kale oo ka dul taga dhiigga. Deriskunoolka waxay dhex jeexdaa maqaarka ukumaheedana ku daadisaa, yaryarka ukunta ka soo baxana si sahlan ayey qofka kale u raaci karaan.

daaruqaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax caallirsan ahaansho (boog).

daaruqow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qoobay, -qowday)
Wax caalliray noqosho (boog).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg