caallirid
(m.f.dh)

eeg caallir². ld caallir¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caallirid

caallir [m.l]
Hurgumidda meel dhaawac ah; fasas; caabuq. ld caallirid.

fasas [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
(daaw.) Dhaawac caallirid.

caallir [m.l]
Hurgumidda meel dhaawac ah; fasas; caabuq. ld caallirid.

caallir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Meel dhaawac ah hurgumid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg