caallirsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Meel dhaawac ah wax caallir ah ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caallirsan

caallirsanaan [m.f.dh]
eeg caallirsan. ld caallirsanaansho.

caallirsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld caallirsanaan.

daaruqaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax caallirsan ahaansho (boog).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg