caalqaado
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-aatay, -aadatay)

Arrin u hoggaansamid awood la'aan awgeed.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caalqaado

caalqaadasho [m.f.dh]
eeg caalqaado. ld caalqaadad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg