caalsaar
(m.l)

Nuujinta neef irmaani uu nuujiyo canug uu dhalay oo meel ku xiran. ld caalsaarree (1).

caalsaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Neef irmaan ilmihiisa oo meel ku xiran nuujin. ld caalsaaree (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caalsaar

caalsaarad [m.l]
ld caalsaarasho.

caalsaarasho [m.f.dh]
eeg caalsaaro. ld caalsaarad.

caalsaarayn [m.f.dh]
eeg caalsaaree. ld caalsaarays.

caalsaarays [m.l]
ld caalsaarayn.

caalsaare [m.l] (-rayaal, m.dh)
1. ld caalsaar¹. 2. Qori barta shiishka xabbad kor uga kaca.

caalsaaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
1. ld caalsaar². 2. Qori, xabbad barta shiishka kor uga qaadid.

caalsaarid [m.f.dh]
eeg caalsaar².

caalsaaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Neef irmaan caalsaar samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg