caalsaare
(m.l) (-rayaal, m.dh)

1. ld caalsaar¹. 2. Qori barta shiishka xabbad kor uga kaca.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caalsaare

caalsaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Neef irmaan ilmihiisa oo meel ku xiran nuujin. ld caalsaaree (1).

caalsaarayn [m.f.dh]
eeg caalsaaree. ld caalsaarays.

caalsaaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
1. ld caalsaar². 2. Qori, xabbad barta shiishka kor uga qaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg