caalsaarid
(m.f.dh)eeg caalsaar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caalsaarid ↴
caalsaar [m.l]
Nuujinta neef irmaani uu nuujiyo canug uu dhalay oo meel ku xiran. ld caalsaarree (1).
caalsaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Neef irmaan ilmihiisa oo meel ku xiran nuujin. ld caalsaaree (1).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg