caalwaa
(m.l)

1. Karti iyo xoog uu wax ku qabto la'. 2. ld caalwaayid.

caalwaa
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aayay, -ayday; -aayi)

Tabar iyo awood arrin wax lagaga qabto waayid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caalwaa

caalwaayid [m.f.dh]
eeg caalwaa². ld caalwaa¹ (2).

caatibawaa [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
C. ah: caalwaa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg