caambax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -bixi)

Ku c.: qof wax caan ku noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caambax

caambixid [m.f.dh]
eeg caambax.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg