caanaddiidid
(m.f.dh)

eeg caanaddiid². ld caanadiid¹ (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caanaddiidid

caanaddiid [m.l]
1. C. ah: waqtiga barwaa- qada qofka caanaha dhami kari waayay, markay ku keliyaysteen. 2. ld caanadiidid.

caanaddiid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Waqti barwaaqo ah, caano dhami waayid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg