caanallul
(m.dh)

Cayayaan yar oo sida doorshaanka qolof adag leh oo inta hadba istaaga, salka dhulka la dhacdhaca.

caanallul
(m.l)

ld caanolul; caanarrux, caanarruxato.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caanallul

caanarrux [m.l]
ld caanallul².

caanarruxato [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld caanallul².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg