caanammaceeye
(m.l)

Geed maygaagga u eg oo lagu culo haamaha iyo dhiilaha iwm. ld caanammacays.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caanammaceeye

caanammacays [m.l]
ld caanammaceeye.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg