caanannuug
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-gyo, m.dh)

Ubad naasley oo aan weli naaska hooyadii ka go'in; naasnuug.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caanannuug

boojay [m.l]
Maroodi yar oo caanannuug ah.

caanannuugnimo [m.dh]
Caanannug ahaansho. ld caanonnuugnimo.

caanonnuug [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-yo, m.dh)
Ubad xoolaad oo weli nuuga hooyadii. ld caanannuug.

caanonnuugnimo [m.dh]
Caanannuug ahaan- sho. ld caanannuugnimo.

maaqul [m.l] (-llo, m.dh)
Garannuug yar oo caanannuug ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg