caanateel
(m.l)

1. ld caanaddiiq 1. 2.C. ah: xoolo lagu dhaqo meel u dhow tuulo ama magaalo si caanahooda loo suuqgeeyo. 3. C. ah: qof dhaqa xoolahaas. 3. ld caanateelid.

caanateel
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-eelay, -eeshay)

Meel magaalo ama tuulo u dhow xoolo ku dhaqid si caanahooda loo suuq geysto. ld caanaddiiq².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caanateel

caanaddiiq [m.l]
Dad caanaha xoolaha suuqa u iib geeya. ld caanateel¹, caanateelley, caanooley (1).

caanateelid [m.dh]
eeg caanateel². ld caanaddiiqid, caanateel¹ (3), caanateelis.

caanateelis [m.dh]
ld caanateelid.

caanateelley [m.dh]
ld caanaddiiq¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg