caaneeyo
(m.dh)

Caanaha laga saaro burcadka marka la shiilo. ld caaney, caanooyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caaneeyo

caaney [m.dh]
ld caaneeyo.

caanooyo [m.dh]
ld caaneeyo.

shiil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iilay, -iishay)
1. Subag ama saliid kulul wax ku bislayn. 2. Burcad subag iyo caaneeyo u kala saarid.

caanee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -naysay)
Caano wax ku darid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg