caaney
(m.dh)

ld caaneeyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caaney

caaneeyo [m.dh]
Caanaha laga saaro burcadka marka la shiilo. ld caaney, caanooyo.

caaneysasho [m.dh]
(c.nafl.) Caano soo deynta qanjirrada naasaha oo badanaa bilowda uurka dhammaadkiisa.

macaaneyn [m.f.dh]
eeg macaanee. ld macaaneys, macayn, macays, micayn, micays.

macaaneys [m.l]
ld macaanayn.

macaaneysad [m.l]
ld macaaneysasho.

macaaneysasho [m.f.dh]
eeg macaaneyso. ld macaaneysad, macaaneysi, macaysad, macaysasho.

macaaneysi [m.l]
ld macaaneysasho.

macaaneyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Cunto cabbitaan iwm wax macaaneeya ku darsasho. ld macayso.

caan [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
C. ah: wax dad badani yaqaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg