caaqil
(m.l) (-liin/-llo, m.dh)

1. Nin caqli badan. 2. (-llo/cuqaal m.dh) Nin bulsho meel ku wada nool u dooratay inuu madax u noqdo; nabaddoon.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caaqil

nabaddoon [m.l] (-nno, m.dh)
1. Qof loo xilsaaray in uu cido colaadi dhextaal heshiisiyo. 2. Qof qabiil madax u ah; caaqil; ugaas.

caaqilad [m.dh] (-dyo, m.dh)
Naag caqli badan.

caaqilnimo [m.dh]
Caaqil ahaansho.

caaqilo [m.dh]
Ciqaabta Rabbi ee ku dhaca cid cid kale ama wax kale ku gabbood fasha; nabsi.

cuqaal [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg caaqil.

caaq [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-qyo, m.dh)
C. ah qof aad u garaad yar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg