caariyo
(m.dh)

Shay cidi ergato si ay muddo ugu soo dhaqanto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caariyo

caariyeyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Wax caariyo ahaan u qaadasho.

caari [m.dh]
Marka biyaha badda dib berriga uga noqdaan. ld caarid.

caari [Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2] (-ryay, -riday/risay; -ryi)
Biyaha badda, berriga dib uga noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg