cabburi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cabbur ku ridid, neef ku celin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cabburi

cabbur [m.l]
Xirmidda sanku neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood. ld cabburid.

cabburid [m.f.dh]
eeg cabbur². ld cabbur¹.

cabburin [m.f.dh]
eeg cabburi.

cabbursan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la cabburiyey ahaansho.

hurgun [m.l]
(daaw.) Dhiig ku uruursamid xubin dhexdeed. Waxaana keena cadaadiska ku soo noqda xididdada dhiigga cabburidda sambabada iyo beerka waxay dhacdaa markii uu wadnuhu hawl gabo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg