cabbursan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax la cabburiyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cabbursan ↴
cabbursanaan [m.f.dh]
eeg cabbursan. ld cabbursanaansho.
cabbursanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cabbursanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg