cuddi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Gilgilid (samayo, waran); ka gariirsiin. ld cuti².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuddi

cuddin [m.f.dh]
eeg cuddi. ld cuddis, cutin.

cuddis [m.l]
ld cuddin.

cuti [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld cuddi.

cutin [m.dh]
ld cuddin.

cutis [m.l]
ld cuddin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg