cuddo
(m.dh)

ld ciddo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuddo

ciddo [m.dh]
Muddo go'an oo haweenayda laga dhinto ama la furo ay tirsato oo aan la guursan karin inta ay ku jirto. ld cuddo.

cuddoon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax qaabkiisu isu dheellitiranyahay ahaansho.

cuddoonaan [m.f.dh]
eeg cuddoon. ld cuddoonaansho.

cuddoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cuddoonaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg