cududid
(m.f.dh)

eeg cudud².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cududid

cudud [m.dh] (-do, m.l)
1. Xubinta u dhexeysa garabka iyo xusulka. 2. Xoog; awood.

cudud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Wax xoog ku muquunin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg