cudur-goboleed
(m.l) (-dyo, m.dh)

(daaw.) Cudur sida badan ama sida joogto ah looga helo waddan ama gobol gaar ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cudur-goboleed

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg