cuf-isjiidad
(m.dh)

Isa soo jiidashada ka dhexeysa laba walax kasta oo jira.

cuf-isjiidad
(m.dh)

(fiis.) Ifafaalaha la xiriira xoogga soo jiidashada dhulku uu ku hayo walax kasta oo cuf leh, taalana oogada dhulka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuf-isjiidad

dhusinraac [m.l]
(baay.) Koridda xubno ka tirsan geedka iyaga oo ka jawaabaya cuf-isjiidadka.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg