cufays
(m.l)

ld gufeyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cufays

cufaysan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-samay, -santay; -smi)
ld gufeysan¹.

cufaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld gufeysan².

cufaysmid [m.dh]
ld gufeysmid.

cufaysnaan [m.dh]
ld gufeysnaan.

cufaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gufeysnaan.

gufayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Meel daloosha guf ku cufaysasho.

gufeyn [m.f.dh]
eeg gufee. ld cufayn, cufays, gufeys (2).

gufeysan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-smay, -santay; -smid)
Wax la gufeeyey noqosho. ld cufaysan¹.

gufeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax guf loo yeelay ahaansho. ld cufaysan².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg