cufee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-feeyay, -feysay)

ld gufee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cufee

ribnaan [m.dh]
(kiim.) Xaddi walax ah oo ku jira halbeeg-muggeed milan ah. Halbeegga ribnaantu waa mool dm(-3). Ribnaan cufeedku waa cufka milmaha ku jira halbeeg-muggeed kasta. Ribnaanta mool-lani waa inta mool ee milmaha ku jirta halbeeg-muggeed kasta. Ribnaanta moolal waa xaddi walaxeedka ku jira hal kiiloo-garaam oo milaha ah.

cuf [m.l] (-faf, m.l)
1. Inta walaxdu ka koobantahay maaddadeeda. 2. ld cub 1 (1).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg