cukan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Xoolo biyo ka dhergay ahaansho. ld cokan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cukan

uugaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
1. Daruuro cukan cir ku dedmid. 2. Yabqid; buuqid.

cokan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld cukan.

cokanaan [m.dh]
ld cukanaan.

cokanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cukanaan.

cukanaan [m.f.dh]
eeg cukan. ld cokanaan, cokanaansho, cukanaansho.

cukanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cukanaan.

cukane [m.l]
Geed yar oo adaahida u eg oo leh buruq dibadyaal ah iyo laamo dhuudhuuban.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg