culaabi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax culaysin. ld culaabee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh culaabi

culaabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
ld culaabi.

culaabeyn [m.dh]
ld culaabin.

culaabin [m.f.dh]
eeg culaabi. ld culaabeyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg