culuun
(m.dh)

1. ld cilmi. 2. w. cilmi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh culuun

cilmi [m.l]
(culuun, m.dh) 1. Aqoon habeysan oo waayo aragnimo iyo daalacasho lagu kasbaday. 2. Qeyb ka mid ah aqoonta oo la xiriita maaddo gaar ah. ld culuun.

insaykolobiidiya [m.dh] (-ayaal, m.l/dh)
Buug culuunta guud ama maadda gaar ahi ay ku qorantahay oo sida ay xarfaha isu xigaan loo habeeyey.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg