cuqubo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Dhibaato weyn, cid ku dhacda oo kaga timaada nabsi uu galay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuqubo

cuqubaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Qof cuqubo ku dhacday ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg