cuquule
(m.l)

Rajo weyn oo wax in la helo laga qabo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuquule

cuquulee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Wax in la helo rajo ka qabid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg