curasho
(m.f.dh)

eeg curo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh curasho

bilaabo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-lowday, -laabatay)
Bilaw yeelasho; abuurmid; curasho. ld billaabo.

marcurasho [m.dh]
Dhalidda marka ugu horreeysa ay wax dhalaan dheddigoodka.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg