curcuris
(m.l)ld curcurin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh curcuris ↴
curcurin [m.f.dh]
eeg curcuri. ld curcuris.
curcur [m.l] (-rro, m.dh)
1. Meesha ay dhudhunka iyo calaacasha iska galaan. 2. Lafta dheer oo gacanta ee u dhexeysa suxulka iyo jalaqleyda.
curcur [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-ro, m.l/dh)
Buur yar; kood; gunbur.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg