curdaalo
(m.l)

Roobka jiilaalka dhammaadkiisa da'a; garabcas. ld cordaalo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh curdaalo

cordaalo [m.l]
ld curdaalo.

garbacad [m.dh]
1. Shilin cudurro badan xoolaha u keenta oo korka ku leh baro caddaan ah. 2. ld curdaalo. Roob bilow ah cordaal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg