curdansi
(m.l)

ld curdansasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh curdansi

curdansasho [m.f.dh]
eeg curdanso. ld curdansad, curdansi.

curdan [m.l]
1. Naq ama miro markaa soo baxay oo aan weli gahayroobin. 2. Wax dhowaan dhashay oo aan weli adkaan. ld cardun, curdin, curdun.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg