curdanso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Curdan gurasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh curdanso ↴
curdansasho [m.f.dh]
eeg curdanso. ld curdansad, curdansi.
curdan [m.l]
1. Naq ama miro markaa soo baxay oo aan weli gahayroobin. 2. Wax dhowaan dhashay oo aan weli adkaan. ld cardun, curdin, curdun.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg