curdin
(m.l)ld curdan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh curdin ↴
curdan [m.l]
1. Naq ama miro markaa soo baxay oo aan weli gahayroobin. 2. Wax dhowaan dhashay oo aan weli adkaan. ld cardun, curdin, curdun.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg